EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay ...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha xagjirka ah ee ...
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraal uu barta X ku daabacay Sabtida maanta ah ku sheegay in uu weerari doono magaalada Bunia ee bariga Congo, haddii aysan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ...
Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya diiradda saareen sidii ay isaga kaashan lahaayene la dagaalanka waxa loogu yeero ...
Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka dhigaysa kiiskii ugu horreeyay ee ...
Sida lagu baahiyay bogga Howlgalka hilaac ee Buuraha Calmiskaad ee Puntland Saaxiibada caalamiga ah ee Puntland ka taageera la dagaallanka argagixisada ayaa duqeyn ka fuliyay habeenkii xalay buuraha ...
Madaxweyne Lugatoor oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa hambalyo u diray ciidamada difaaca ...
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa ku baaqay in laga qaybgalo doorashada Dadweyne ee Dalka ka dhaceysa si Shacabka Soomaaliyeed ay ...