EUNAVFOR ATALANTA ayaa xaqiijisay in la sii daayay doonta kalluumeysiga ee “AL NAJMA” oo calanka Yemen sidatay, taasoo ay ...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku boorriyey dowladda ku-meel-gaarka ah ee Suuriya in ay la shaqeyso isbahaysiga uu Mareykanku hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxaha xagjirka ah ee ...
Madaxweyne Lugatoor oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa hambalyo u diray ciidamada difaaca ...
War saxaafadeed ayaa laga soo saaray Shirkaan labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ...
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa ku baaqay in laga qaybgalo doorashada Dadweyne ee Dalka ka dhaceysa si Shacabka Soomaaliyeed ay ...
Hadalka Wasiir Rooboow ayaa kusoo aadaya, iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya ay marar badan digniino adag kasoo saartay ...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka warbixiyay Shirkii Dowladaha Adduunka ee uu kaga qaybgalay Dubai, ayaa sheegay inuu fariinta aqoonsi-raadinta Somaliland u ...
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dhageysatay eed loo heysto Tahliil Axmed Fiidow Caraale oo horay uga tirsanaa ciidamada Xoogga balse la sheegay in markii dambe uu ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ...
Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya diiradda saareen sidii ay isaga kaashan lahaayene la dagaalanka waxa loogu yeero ...
Taliyaha ciidamada difaaca Uganda, General Muhoozi Kainerugaba, ayaa qoraal uu barta X ku daabacay Sabtida maanta ah ku sheegay in uu weerari doono magaalada Bunia ee bariga Congo, haddii aysan ...
Puntland ayaa xaqiijisay in duqeymo labo ah ay Xalay (12kii Febraayo 2025) ka dhaceen buuraha Calmiskaad, waxaana lagu dilay in ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsan ISIS (Daacish), kuwaas oo ...